Bulsha:- Ciidamada ammaanka dalka Kenya oo kaashanaya ciidamada maamulka Jubbaland ayaa ku guuleystay in is xoog ah u soo furtan gabar iyo wiil reer Kenya ah oo dabley ay ka afduubteen degamada Dhadhaab.
Dowlada Kenya ayaa soo dhaweysay hawlgalkii ay sida wadajirka ah u qabteen ciidamada Kenya iyo kuwa maamulka Jubaland oo lagu soo furtay haweenay macalimad Kenyaan ah oo laga soo qafaashay deegaanka Dhadhaab isla markaana lagu hayey gudaha dalka Soomaaliya.
Judy Mutua ayaa shalay la keenay magaalada Nairobi iyadoo ay Madaarka kusoo dhaweeyeen mas’uuliyiin sare oo uu ku jiro Wasiirka Arrimaha Gudaha.
Halkaan ka daawo:
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment