Bulsha:- Xaaskaaga oo ah Hanti tan ugu qaalisan ee Alle kuu hibeeyey ayaa waxaa muhiim ah inaad xanaanaysato ilaashato oodan marnaba dayicin , Si aad xaaskaaga qalbigeeda u ilaaliso ka feejignoow labo arimood.
warka.aduun.com ayaa kusoo bandhiheysa qodobadaan waana kuwa caado ka dhex noqday Soomaalida dhexdooda , saaxiib isku day inaadan xaaskaaga ula dhaqmin sidii xayawaankii oo kale waxa ay leedahay dareen iyo go’aan sahlan.
Ha Oran xaaskaaga mararka aad is qabataan ereyo qalbigeeda jabin kara sida adiga oo mararka qaar ka badsha canaanta waxna ka sheega qaab dhismeedkeeda waana tan inta badan ciilku kaa keeni karo dhib weyna iyada ku ah .
Tan xigta si walbood iskugu dhacdaan saaxiib isku day inaad wajigaaga fur furto mararka aad ku dhexd jirtaan bulshada hasoo bandhigin waxa idinka dhaxeeya xitaa hadii ay caruurtiina idinku dhex jiraan.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment