Bulsha:- Muuqaalkan ayaa ah midkii ugu qosolka badnaa waayadan danbe la baahiyay waxaana uu tusaale cad u yahay dumarka hada jira sida ay u daneynayaan ogaashaha sirta Ragooda xitaa hadii ay dhimanayaan.
Gabadha ayaa waxa ay si muuqaal ah looga duubey sirta dhabta ah ee nolosheeda ka gadaal markii ninkeeda uu shil gaari galay meel ay ku tamashlaynayeen waxaana ay noloshiisa badbaadinteeda ka door biday ogaashaha Password-ka telfoonkiisa gacanta.
BAL DAAWO QOSOLKAN ADUUNKA:
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment