Daawo Qalab Loogu Talagalay in Si Fudud Aad Qasnada Qoriga AK-47 Rasaas Ugu Buuxiso oo La Soo Saaray

Bulsha:-  Daawo Qalab Loogu Talagalay in Si Fudud Aad Qasnada Qoriga AK-47 Rasaas Ugu Buuxiso oo La Soo Saaray.

Waxaa soo Ikhticaacay habkan cusub oo ah in halmar kaliya aad gacantaada ku buuxisid qasnada Ak-47 ciidamada Ukraine.

Isticmaalka Qalabka ayaa ah mid aad ugu fududeyneeyso ciidamada in ay si fudud u buuxsadaan qasnadahooda.

Qalabkan ayaa waxaa loo yaqaan "Bodovac" waxa ayna waxa badan ay ka sahlanaan doontaa habkii hore ee gacmaha lagu buuxsan jiran rasaasta marka aad rabo in aad qasnada buuxsato.

Halkaan Hoose Ka Daawo Muuqaalka








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment