Daawo: Isbadaladii ugu dambeeyay & horumarka Muqdisho kajira from Somali News, Intertainment and Sports by Bashka

Bulsha:- Tan iyo markii al-shabaab laga saaray magaalada Muqdisho sanadkii 2011, waxaa magaalada kajiray horumaro la taaban karo oo dhinac walbo ah.

Waxaa la dayactiray wadooyinka ugu waaweyn magaalada sida wadada Maka al-mukarama, wadnaha iyo tan sodonka, sidoo kale waxaa dib u howl galay xaruumo Caafimaad oo horay ugu xirmay dagaaladii dalka ka dhacay.

Halkaan ka daawo horumarkii ugu dambeeyay ee magaalada:









_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment