Bulsha:- Wakaalada arimaha bulshada ee nalamaadso ayaa idiin soo bandhigaysa dumarka ay raggu oogu jecelyihin in ay nolasha lawadaagaan qaabka iyo nooca ay u egyihiin iyo waliba calamadaha lagu bar tilmaameedsado dumarkaas .
Badiyaa naag cas oo dheer waa himilada ragga badankii lakiin waxaa jira hablo casiin iyo dheerar ku darsaday qurux kale iyo jidh wanaag waana ku way raggii hore dhihi jireen Naag cas oo dheer oo cabaadhye leh waa rag cudur kii Cisalla calafkii.
Waxaa jira dookh ay raggu kawada siman yihin oo ah gabdha badhida leh aba badhi jabka intay leedahay shubantahay lehna casiin iyo dheerar waa kuwa ay raggu dhareera kaadiyaan bal nala daawo nin carab ah oo ka faaloonaya dumarka oogu quruxda badan waxaana afsoomaali muuqaalkan idiinku soo tarjuma bahda Nalamaadso.com
DAAWO MUUQAALKA_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom

Blogger Comment
Facebook Comment