Bulsha:- Waxaa magalada nairobi karhaan xafada islii yimid Gudoomiya Gobalka Banaadir ahna Duqa Mudisho ee Dalka Soomaaliya oo Sibaladhan loogu soo dhaweyay,
Ayaa Xalay Xaflad Loogu Talagay Soo Dhaweyntisa Lagu qabtay Xafada islii Iyado oo ay kasoo Qayb Galeen SIyaasiyiiin iyo Waliba Fanaaniita Ogu Cad Magalada Nairobi Iyada OO Xassan Cagaran Uu Kaqaaday heeso Badam Oo Wadani ah Ayaan Idiin Soo Gudbinayna heestii u horaysay.
HALKAN KADAAWO MUUQAALKA_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment