Daawo Video :- Qoys 25 qof ka kooban oo lafa burbur ku dhacay

Bulsha:-  Qoys Soomaaliyeed oo ka kooban 25 qof ayaa la ildaran cudur aan la aqoon oo lafaha burburinaya, iyadoo caruurta qoyskaasi la dabro si aysan u jajabin marka ay ciyaarayaan, xiliyada qaarna ay jajabaan lugaha.

Qoyskaani oo ku nool magaalada Laascaanood ayaa waxaa qoyskaani lagu magacaabaa refer Saciid Faarax, waxaana hadda ugu daran Aabaha qoyskaasi oo lugahiisa ay burburiyeen, oo ay gaagaabteen.qoys-jirin

Shacabka degmada Laascaano ayaa gurmad ay fidiyeen waxay dadka muslimiinta kasoo aruuriyeen 20,000 Dollar, halka laga sugar 20- kale dada Muslimiinta ee Soomaaliyeed si loogu soo daaweeyo dalka India.

Awoowaha qoyskan iyo walaalahiisa ayuu cudurkan masiibada ah naafeeyay oo lafaha ka burburiyay.

Halkaan ka Daawo Muuqaalka







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment