Bulsha:- Waxaa warbaahinteena baaritaan dheer ay sameysay ku heshay Muuqaalka fanaan Nimcaan Hilaac Oo si hoose ka dib aan helnay in qisadan ahayd mid xanuujisay.
“Kalmadihii bogayga iyo beerkayga luli jiray ,iyaguna ma been baa …”Eraygaasi ayaa ah midka cadeenta xanuunka wadata ee fanaanka uu ku cabiray nolosha jaceylka iyo hadal macaanida xiliga xiriirka oo uu beensadey.
Ilaa hada qalbigayga kama bixin heestaasina waxa ay ahayd Nimcaan hilaac ayaa sidaa ka yiri Waraysi tv ka qaaday dhawaan taasi oo dad badan ku qasabtay in ay dib u daawadaan heesta Ma Burburay Xiriirkii.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment