DAAWO Fanaanadda Fadumiina oo Ku Faantay In Bulshada Iloow siin Karto Fanaanadii Faadumo Qaasim Hilowle

Bulsha:- Fanaanadda  Da’da yar  ee  Ku Caan baxday  Heesaha  Banaadiriga Fadumiina  Ayaa  Ku Faantay  In ay  Ilow Siin Karto Shacabka  Soomaaliyeed  Ee  Xiiseyn Jiray  Faynuustii Fanka  Alaha  u  Naxariistee  Fadumo  Qaasin Hilowle

Fadumiina  oo  Ka  Hadlaysay  Barnaamijka  Fanka  Iyo  Fanaanka  ee  Ka  baxa  Universal Tv  Ayeey  Hoosta  Ka  Xariiqday  In  Fursad  Weyn u tahay  Nolosheeda  In ay  Hesho  Cod  aad  u shaabaha  Fanuustii  Fanka  Faadumo Qasin  Hilowle



HALKAAN  KA  DAAWO 








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment