Bulsha:- Gebadhaan oo 7 sano jirka mucjisada fanka soomaalida ah ayaa lagu magacaabo Ubax Cawaale Aadan waxayna fanka ka raacday dhanka Aabeheed Cawaale aadan oo ka tirsan fanaaniinta loogu jecelyaha dhulka soomaalida degto.
fanaanada cusub ayaa la sheegay in hooyadeed asal ahaan ay ka soo jeedo qoomiyada oromada ee degta dalka Ethiopia gabadhaan ayaa balan qaaday sanadka cusub ee fooda nagu soohaayo in ay soo saari doonto heeso cusub oo afsoomaali iyo afka oromada ay ku qaadi doonto fanaanada ayaa noqonaysa tii ugu da” yareed ee hees official Video ah soo saarta abid taariiqda int la ogyahay .
HALKAAN KA DAAWO
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment