Bulsha:- Gabaryahey ogaaw arimo badan ayaa ka careysiiya ragga oo ku qasba in ay ka fogaadaan in ay galmoodaan taasina ay keento in sariirta dhanka kale uu kaaga jeesto , hadaba hadaad mid ka mid ah qodobadaan aad sameyso iska badal si cayaar galmeedka ninkaada u hesho In Aadan Dalban Sameynta Galmada: Haweenka qaarkood ayaa ku caan baxay in aysan ninkooda galmada ka codsan oo ay sugaan in isaga uu weydiisto kaliya .
Waxa ayna ragga taasi ku qasabtaa in xod-xodasho dawarsi la mid ah u galaan iyaga oo ka baqaya in naagta ka diido galmada , ogaaw ragga habkaasi ma jecla waxa ayna u arkaan in naagta rabto in ay qabsato kuna cayaarto dareemihiisa Haweeneyda Oo Iska Dhigta Mid Ka Yaq-yaqsata In Ay Salaaxdo Malabyaroga Ninka Iyo Jirkiisa: Arintaani ragga xanaaq waali ah ayay ka qaadaan , waxa ayna u arkaan in naagtu taabashada jirkiisa jecleyn .
Haweeneyda Oo U Dhaqanta Sida In Ay Tahay Police Traffic-ka Sariirta: Haweenka qaarkood ayaa ku dhaqaaqaa in tilmaamooyin ay siiyaan ragga oo ku aadan sida weerarka galmada u bilaabayo taasi oo soconeysa inta galmada socoto , iyo in naagta far dhaqaajin sida alwaax iska jiifto taasi ragga waa ka xumaadaan . Hadalka Badan Xiliga Galmada Socoto: Tani saameyn nafsiyan ayay ragga ku yeelata , ragga ma jecla in hadal sameyn ku yeelana in naagtu tiraahdo taasina in galmada uu ka caago ayay keeneysa. Haweenka Oo Jirkeeda Daryeelin: Sida Urka afkeeda ka soo baxa ama dharka ay xiran tahay ama jawiga guriga taasi in ninka galmada ka haajiro ayay keeneysa .hadii aad qabto su,aal ama talo iyo tusaale ku so hagaaji
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment