Erayadaan Haku Oran Lamaantaada Xilliga Kulanka Naxariista Lagu Jiro.

Bulsha:-  Haweeneyda ayaa dareenta wel wel xilliga kulanka sariirta lagu jiro oo ku aadan fal celiska ka imaanaya ninka marka uu arko iyada oo qaawan taasina waxa ay keeneysaa in ay ku adkeysato in kulanka qaab mugdi ah lagu sameeyo isla markaana macaanka gariirka galmada ay weyneysaaa.

Hadaba iftineducation ayaa ku siineysaa erayo ay haweeneyda neceb tahay in ay maqasho xilliga ciyaarta sariirta lagu guda jiro ee ninyahoow aan xariifka aheyn ka fogoow .

1- Laa-laab badan ayaad jirka ku leedahay .

2- Waxaa loo jeedaa lafaha jirkaada dhamaan .

3- Qurux ayaad noqon laheyd haddii jimicsi aad sameyn laheyd .

4- Ma jecli haweenka aadka caatada u ah , xoogaa yar in aad hilib lahaan laheyd ayaa fiican .

5- Waxa aan aaminsanahay in aad qurxoon tahay marka aad dharka xeran tahay .

War ninyahoow haweenka cabsi badan ayay ka qabaan waxa maanka ninka ku wareegaya xilliga kulanka lagu jiro ee xariifyahoow iftineducation waxa ay ku leedahay lamaantaada kalsooni gili adiga oo adeegsanaya erayada kalgaceylka xanbaarsan taasi oo ka dhigeysa ciyaarta mid ku dhaamaneysa guul iyo arxad .







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment