DAAWO:–Hees cusub oo daadis ah (Love Maran 2015)

Bulsha:- Love Maran waa hees cusub oo ay ku luqeyneyso Fanaanada Ubax Daahir (Ubax Fahmo). Waxayna heestan ka mid noqotay heesaha sanadkan la soo qaaday, kuwooda ugu soo jiidashada badan.

Ereyada heesta waxaa iyo laxankaba waxaa sameeyay Cabdi Xasan (Hillaac Dheere), iyadoo muusikadana uu u tumay Yuusuf Cali Allaale (Yuusuf Subxaanyo).

HALKAAN  KA  DAAWO








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment