DAAWO:–Farxiya Fiska oo Naasaheeda Ku Qarash Garaysay 22$ kun oo Dollar…Sababta Maxay tahay?+Warbixin Sir Ah

Bulsha:-  fanaanada farxiya fiska oo iyadu ah fanaanka qura ee ugu taageeraha badan ayaa sanadooyinkii udanbeeyey ayaa qarash farabadan ku bixisay jidhkeeda qaybo kamidah sidii ay uga dhigi lahayd mid qurxoon.

Farxiya fiska meelaha ay qarashka farabadan ku bixisay waxaa kamaidah naasaheeda oo iyagu ahaa markii hore kuwo yar yar kadibna ay ubedeshay naaso waaweyn oo qurxoon, fanaanada oo iyadu markaad aragto sawiradeedii hore iyo kuwan danbe ah kuwo farqi weyn udhaxeeyo

Dad ka ag dhow farxiya fiska oo sirtan soo gaadhsiiyey Bulssha.com ayaa noo sheegay in lacagta kaga baxday tahay 22,000$ oo dad badani layaabeen lacagtan intaa leeg ay fanaanadu ku bixinayso naaskeeda,

HALKAAN HOOSE KA DAAWO








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment