Daawo fashil & fadeexo ku dhacay Nasteexo indho oo been kasheegtay Nimca Dareen

Bulsha:- Fanaanadda  Nasteexo indho Fanaanada waayadan lagu kacsanaa oo  Socdaal  Faneed  Ku Maraysa  Qaarada  Yurub  Ayaa  Maalmihii Ugu  Dambeeyay  Waji  Gabax  Kala  Kulmaysay  Shacabka  Soomaaliyeed  Kadib Markii  Dhowr  Jeer  Show  Ay  Qanaysay  la  waayay  Dad  Soo  xaadira  Ayaa  Hada  Bilaawday  In  Magac yada  Fanaaniin  Aan Ka  Warqabin   Showgeeda   Ku  Soo  Jiidato Shacabka  Soomaaliyeed  ee  Fanka  Jacel.



HALKAAN  KA  DAAWO
http://www.movie.daajis.com/







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment