Bulsha:- Warbixin ay dhawaan Soo saareen Qubaro dhanka Caafimaadka u qabilsan waaxda caafimaadka wadanka Mareykan ayaa waxaa ay soo saaren xiliyada aan loo tagin karin haweenka ama xaaska guri ku joogta.
Qubarada ayaa sheegay hadii aad afartaan xili aad u tagto xaaskada aad ku fashilmi doonto ciyaarta sariirta marka taa badalkeeda aad iska ilaaliso afartaan xiliga hadii kale waxaad noqon dontaa mid ku hungooba hamigii uu ka lahaa in uu ku guuleysto kamira dhalinta ciyaarta sariita.
Xiliyada la soo saaray ee aan loo tagi karin haweenka ayaa la sheegay in ninka raga ah ay dhawdahay shahwadiidasa taasna aysan u fiicneen ninka raga ah waayo wax uu u galmoonayo waa haween waxaana laga rabaa in uu sacaado badan howsha wado Allshukaansi.com hadii marka uu bilaabo kulanka sariita uu horay ka biyo baxo waad ku fashilmee ciyaarta marka looma baahan in aad ciyaarta bilaawdo afartan xili.
1: Ha U Tagin Xaaskada Xiliga aad ka Soo Baxdo Shaqo Culus.2: Ha u Tagin Xaaskada Xiliga Maskaxdada ay Kacsantahay.3: Ha u Tagin Xaaskada Xiliga Aad Soo Ciyaarto Kubada Cagta.4: Ha U Tagin Xaaskada Adigoo Saaid u Dhargan Calshoo Buuxdo.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment