7 Xanuun Oo Ay Daawayso Sanjabiishu (Ginger)

Bulsha:- waxay idin kugu soo bandhigaysaa Sanjabiishaa iyo waxtarkeeda caafimaadka: 
Anticoagulent: waxa ay ka hortagtaa dhiiga oo xijir sameeya,taas oo ka caawinta cudurada ku dhaca wadnaha…

Cold: ama hargabka waa looga isticmaalaa ,marka lagu daro shaah kulul.
Digestive disorder: Caloosha iyo mindhicirada waa ay u roontahay ,wwaxayna daawo u tahay laab dilaaca.

Cough: qufaca way joojisaa marka lagu darsado malabka,reeraxyada aad uu ugu fiicantahay oo daawo u tahay.

Fatigue: qofka xanuun uu ka soo kabsanaayo daalka badan ,hadii shaah kulul sanjabiil  uu cabo waa ka soo kabsadaa durba.

Aphrodisiac effect: waxaa loo isticmaala raga ay ka yaraato ,hamiga kacsiga, wuxuuna saaid u kordhiyaa hamiga ama kacsiga hadii uu cabo shaah kulul oo lagu daray sanjabiil iyo malab tijaabo cilmi baaris aa lagu ogaaday arinkaan.

Morning sickness: waa lalabada ama yalaalugada waa u fiican tahay, dumarka uurka leh gaar ahaan waa ka yareeysaa labalabada.


RIIX HALKAAN KA BARO 4 Cunto OO XOOJISO AWOODA GALMADA







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment