Wareysi: Ikraan Tahliil hooyadeed oo ka hadashay natiijada baaritaanka kiiska

Bulsha:- Xeer ilaalinta maxkamadda milatariga Soomaaliya ayaa sheegtay inaysan usoo bixin wax caddaymo ah oo muujinaya in Ikraan Tahliil Faarax ay ku maqan tahay gacanta saraakiisha hay’adda nabadsugidda NISA.

Qoyska Ikraan Tahliil Faarax ayaa horey u sheegay in gabadhoodu ay ku maqan tahay hay’adda nabasdugidda ee NISA, waxayna sheegeen inay doonayana inay caddaalad helaan.

Haddaba hadalkan cusub ee ay sheegeen xeer ilaalinta maxkamadda milatariga ayaa waxaan wax ka weydiinay Qaali Maxamuud Guhaad oo ah hooyada dhashay Ikraan Tahliil.

Haaruun Macruuf ayaa weydiiyay sida ay u aragto warbixintan xeer ilaalinta.









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment