Wararki ugu danbeeyay ee Dagaalka Sokeeye ee Itoobiya

Bulsha:- Ergeyga gaarka ah ee Dowladda Mareykanka u dirtay Ethiopia Jeffrey Feltman ayaa ku suggan caasimadda dalkaasi ee Addis Ababa, waxaana uu kullan la qaatay qaar ka mid ah madaxda Ethiopia, gaar ahaan Ra’isul Wasaare ku xigeenka Ethiopia.

Kullankaas ayaa eyb ka ah dadaal caalami ah oo lagu doonayo in xabad joojin iyo wada hadal lagu dhex-dhigo dhinacyada ku dagaallamaya Itoobiya. Warbixin ay wakaaladaha wararka ka qoreen arrimaha Itoobiya, waxaa noo soo koobaya Maxamed Colaad Xassan.







Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment