War Deg Deg Ah Manchester United oo Shaqadii ka Ceyrisay Macalinka Ole Gunnar Solskjaer

Bulsha:- Kooxda Manchester United ayaa xalay mar kale guul-daro kala kulantay kooxda Watforf taasi oo keentay in Maamulka Kooxda shir ka yeeshaan xaalada kooxda waliba mid deg deg ah.

Shirka waxaa kasoo baxay in guud ahaan Macalinka hada Shaqada laga Ceyriyo madama xaalada Kooxda ay tahay mid halis ah.

Gudiga ayaa dhoor qodob ku heshiiyay waxana kamid ah in Macalin ku meel gaar ah la magacaabo inta laga helayo tabare rasmi ah.













Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment