Daawo:- Rooble Oo Muddo Kadib Xarunta Taliska NISA Booqday

Bulsha:- Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa kormeer shaqo ku tagay xarunta Taliska nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliya ee NISA.

Rooble ayaa socdaalkan waxaa ku wehlinayay wasiirka Amniga xukuumadda Cabdullahi Maxamed Nuur.

Ra’iisulwasaaraha ayaa waxaa xarunta taliska ku soo dhaweyay taliyaha kumeel gaarka ah ee NISA Yaasin Fareey.
















Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment