Blogger Widgets

DEG DEG: Qarax aad u culus oo goor dhow ka dhacay Muqdisho

Bulsha:- Qarax aad u weyn ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho, waxanaa la sheegayaa inuu yahay Waddada Maka Al-Mukarama, gaar ahaan agagaarka Hotel Wehliye.

Qaraxan ayaa laga maqlay inta badan magaalada, waxaana la sheegay in muraayadaha ay soo daateen dhismooyin ku yaalla meel ka fog goobta qaraxa.
Naga filo faah-faahin dhowaan Insha Allah.












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment