Blogger Widgets

Daraasad La Sameeyay Ayaa lagu Ogaaday:- Ninka Ay Gabdhuhu Ku Riyoodaan

Bulsha:- Ninka ka soo bixi kara mas’uulidda guriga waa ninka noloshiisa guriga noqonaysa mida wanaag leh, haweenku  waxay ka helaan ninka sifooyinkaan leh:

-Waa nin Alla ka baqaya

-Waa nin jacaylka yaqaana

-Waa nin balwad aan lahayn

-Waan nin aan been sheegin

-Waa nin xaaskiisa qiimeeya

-Waa nin dadka aan yasin

-Waa nin sharaftiisa dhowra.

Ninyahoow sifooyinkaan ma leedahay? HAA ama MAYA. Jawaabta hoos kusoo qor.












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment