Blogger Widgets

Sawirada gabdhaha ku dhiban Indonesia

Bulsha:-  Gabadhan waxay ku dhibataysanyihiin Magalada Jakarta Ee Dalka Indonesia .habeenkii banaanada ayay seexdaan wax ay cunaan ma haystaan guri warkiisa daa. Wargeyska Ingiriiska Theguardian ayaa soo bandhigay warkan



Safiya, Iqra, Istahil, Raxma, Hodan, Deeqa iyo gabdho kale oo badan ayaa nolol xumo daran waxey ku heysataa magalada Jakarta ee dalka Indonesia

Wargeys kasoo baxa Ingiriiska ayaa soo bandhigay dhibaatada laga ilmeeyo ee gabdhahaan heysata 😭 Share sii faafi plz

Waa darbi jiif aan hooy heysan, ma cunaan 3 waqti, nolashooda ma ahan mid laga sheekeyn karo. waxey ka baqaan habeen walba rag doonaya in ay….
Allow u gargaar gabdhahaan somaliyed, qofkii yaqaano Please nambarkooda nasiiya waa iga codsi











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment