Blogger Widgets

Qatar Iyo Ruushka Oo Iska Kaashanaya Dhinacyada, Dhaqaalaha Iyo Millatariga

Bulsha:-  Amiirka dowladda Qatar Sheekh Tamiim Binu Xamda ayaa gaaray magaalada Moscow  ee caasimadda Ruushka, halkaas oo uu ku tagay booqasho shaqo oo qaadaneysa laba maalmood, ka dib markii uu dhiggiisa madaxweynaha Ruushka uu ka helay marti-qaad.

Amiirka Qatar iyo Vladamir Putin ayaa waxaa ay kawada hadli doonaan arrimaha bariga dhexe, gaar ahaan xaaladda Suuriya iyo Falastiin, sidoo kale waxaa ay kawada hadli doonaan dhinacyada iskaashiga ganacsiga, Millatariga iyo dhaqanka.

Qatar iyo Ruushka ayaa horay waxaa ay u saxiixdeen bishii October ee la soo dhaafay heshiis ku saabsan dhanka iskaashiga Millatariga.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment