Blogger Widgets

Kalsoonida dumarka sidee lagu helaa

Bulsha:- Dumarka waxa ugu weyn ay soo raacaan waa hadalka macaan iyo tixgalin buuxda naag kasta aduunka ku nool waxay u baahan tahay nin tixgalin weyn siinaya .

hadalka macaan wuxuu ka taabanayaa meelo aad u fog dumarka sidaa awgeed erey fiican ayaa lagula hadlaa haweenka jacaylkana midkaas ayaa abuuri kara.

ninka haddii uu rabo naagta inay jeclaato waxaa laga rabaa inuu aad u tixgaliyo hadalkeeda inuu amaan u jeediyo inuu qiimeeyo










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment