Blogger Widgets

Daawo : Wasiirkii Itoobiya U Saxiixay Heshiiskii Berbera oo Shaaca ka qaaday Sir Muhiim u ah Soomalida

Bulsha:- Wasiirka gadiidka ee dowlada Federaalka Itoobiya ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaayo siiyay mid kamid ah warbaahinta soomaalida kasoo oga hadlay xasarada siyaasadeed ee kadhalatay heshiiskii sadex geesoodka ahaa.

Wasiirka oo haatan kusugan magaalada hargeysa ee xarunta somaliland ayaa sheegay in heshiiskaas faa iido weyn uleeyahay mandaqada waxaana oo sheegay in itoobiya ka faa iidi doonto.

Wasiirka ayaa waraysigaan kudhex shaaciyay arimo badan oo maalmahan la isla dhex maraaye oo kusaabsan sida itoobiya qeybta oga noqotay.

HALKAN GUJI OO KA DAAWO









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment