Baarlamaanka Somaliland ayaa intooda badan waxay uga soo Horjeedaan Heshiiska dekedda Berbera, Wuxuuna Wasiir Sacad halkaasi kusoo bandhigay Sidii lagu Qanci lahaa Xildhibaanada “Itoobiya Dekedda waxba kama maamuli doonto, Waxaa maamulaysa Shirkadda DP World”.
“Heshiisku waa sharci, maaha midkii inoogu horeeyay , Dadkeenu Farmaajo may dooran, Inama Qabto Sharciga DF Somalia, Wax cusub maaha inaynu Heshiis galno “ Ayuu yidhi.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment