Sawirka ayaa waxaa lagu muujiyey SAC WAYN oo ka dhigan Berbera, Waxaana Saddex Naas looga Xidhay Tuubo taasi oo DP World ay Jaqayso (Nuugayso), Sidoo kalana Hal Naas ayaa waxaa Jaqaya Itoobiya iyo Muuse Biixi.
Sawirkan ayaa Noqday midka ugu hadal haynta badan ee maanta, Wuxuuna kusoo beegmayaa Xili maalintii Shalay Baarlamaanka Soomaaliya ay meesha ka saareen Heshiisyadii DP World, iyadoona Guud ahaamba dalka laga Mamnuucay.


Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment