Blogger Widgets

Warbixin Xiiso badan oo Warbaahinta Dalka Turkigu ka diyaarisay Cisbitaalka Erdogan ee Muqdisho (Daawo Video)

Bulsha:- Dawladda Turkiga oo Saaxiib dhow la  ah Soomaaliya ayaa Mashaariic kala duwan waxay ka fulisay gudaha dalka Soomaaliya, kuwaasi oo Bulshada Soomaaliyeed ay ku diirsadeen.


Warbaahinta dalka Turkiga ayaa soo bandhigay Waxqabadka Cisbitaalka Casriga ah ee ERDOGAN kaasi oo ku yaala magaalada Muqdisho, Iyadoona ay shacabka Soomaaliyeed uga baaqsadeen Safaradii ay dalka debediisa u aadi jireen.









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment