Blogger Widgets

Wararka laga helayo dalka Imaaraadka Carabta ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo booqasho ku jooga dalkaasi uu kulan dhex maray mid ka mida xildhibaannada ku kacsan xukuumadiisa. Kulanka ayaa dhex maray Xildhibaan C/rashiid Xiddig oo hoggaamiye ah Madasha Horusocod oo ah xildhibaannadii ugu horeeyay ee isu baheystay mucaaradnimada dowladda Farmaajo iyo Kheyre. Kulanka ayaa sheegay inuu qeyb ka yahay qorshe Imaaraadka Carabta ku heshiisiineyso dowladda Soomaaliya iyo Kooxaha kasoo horjeeda.

Bulsha:- Wararka laga helayo dalka Imaaraadka Carabta ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo booqasho ku jooga dalkaasi uu kulan dhex maray mid ka mida xildhibaannada ku kacsan xukuumadiisa.

Kulanka ayaa dhex maray Xildhibaan C/rashiid Xiddig oo hoggaamiye ah Madasha Horusocod oo ah xildhibaannadii ugu horeeyay ee isu baheystay mucaaradnimada dowladda Farmaajo iyo Kheyre.
Kulanka ayaa sheegay inuu qeyb ka yahay qorshe Imaaraadka Carabta ku heshiisiineyso dowladda Soomaaliya iyo Kooxaha kasoo horjeeda.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment