Blogger Widgets

Dadkii loo Haysatay Qaraxii Soobe oo Xukuno Lagu Riday (Daawo)

Bulsha:- Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Somalia ayaa saaka xukun maxkamadeed ku riday eedeysanayaasha Qaraxii Zoobe 14-kii October sanadkii 2017-kii.


Maxkamada oo tan iyo wixii ka danbeeyay Qaraxa ku howlaneed baaris iyo baadi-goobka cadeymo muujinkara in ragaasi ay ku lug leeyihiin Qaraxa ayaa maanta riday xukunka maxkamadeed.









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment