Daawo: Gabadh ka timid Hargeisa oo Garoonka Muqdisho Oohin Qabsatay, Kadib 27-Sano oo Xili Habayn ah ay Diyaaradii ugu horaysay ka raacday

Bulsha:- Dawladda Soomaaliya ayaa ku guulaystay in Diyaaradii ugu horaysay ay Xili habayn ah si toos ah uga duusho magaalada Muqdisho iyadoona ay dareen Farxadeed Bulshadu ka bixiyeen.


Gabadh ka timid magaalada Hargeisa ayaa Farxad la Oyday markii loo sheegay inay kamid tahay dadkii Nasiibka u yeeshay inay 27-sano kadib Diyaarad uga dhoofaan Muqdisho Xili habayn ah iyagoo kusii jeeda magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Dhinaca kale Wasiirada Maaliyadda iyo Duulista iyo Hawada Xukuumada Soomaaliya ayaa dhankooda ka hadlay Wuxuu ka dhigan yahay Safarkaani.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment