Blogger Widgets

SAWIRRO: Madaxwayne Farmaajo oo Magaalada QARDHO gaadhay

Bulsha:- Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed iyo Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminaayo ayaa Goor dhow Gaaray Magaalada Qardho.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa soo dhaweeyay Waxgaradka degmada ee uu ka mid yahay Boqor Burhaan. 
Ammaanka Magaalada ayaa si weyn loo adkeeyay, waxaana Madaxweyne Farmaajo uu Safarka dhulka ah uu ku tagay Qardho.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment