Bulsha:- Wasiirka Cusub ee Gaashaandhiga Somaliland Mr Ciise ayaa Diiday inuu ka Hadlo Dagaaladii Shalay ka Dhacay aaga Gobolka Sool ee Dhanka Puntland isaga oo Ka War Wareegay Su.aalo ay Waydiiyeen Saxaafada Somaliland.
Mr Ciise Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland oo kasoo Jeeda Gobolka Sanaag ayaa Hore usoo Noqday Xildhibaan ka Tirsan Barlamaaanka Maamulka Puntland isaga oo Maantana ah Wasiir Somaliland ah.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
About
Bulsha Arrimaha Bulshada
This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
Blogger Comment
Facebook Comment