Blogger Widgets

Muuqaal: Sh. Aadan Siiro Muxuu arkay “Anigu Berbera waan tagey oo Indhaha kamaan ooyin, ee Qalbigaan ka ooyey”

Bulsha:- Sheekh Aadan Siiro oo kamid ah Culimada magaalada Hargeisa ayaa Khudbadii uu shalay oo Jimce ahayd ka jeediyey Masaajidka, Wuxuuna uga hadlay arimo kala duwan.


Wuxuu sidoo kale Fariin u diray Xukuumada uu Muuse Biixi  Hogaamiyo,  Sidoo kale wuxuu ka hadlay wuxuu kusoo Arkay magaalada Berbera  Markii uu booqday isagoona ku baaqay in lasoo Celiyo Dhulkii magaalada Berbera. “Anigu Berbera waan tagey Indhaha kamaan ooyine qalbigaan ka ooyey” .









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment