Blogger Widgets

Muuqaal: Masaajidyada iyo Xarumaha lagu barto diinta oo Amar la dul-dhigay

Bulsha:-  Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa soo saartay War saxaafadeed ku wajahan maamullada masaajidda iyo Xarumaha diinta lagu barto ee ku yaalla magaaladda Muqdisho iyo dhammaan gobolada dalka Soomaaliya.


Qoraalka War saxaafadeedka ay soo saartay Wasaaradda Owqaafta iyo arrimaha diinta XFS ayaa lagu amray dhammaan masaajidyada,dugsiyada quraanka lagu barto,xarumaha dhaqan celinta iyo Tarbiyada iyo dhamman machadyada lagu barto diinta inay iska soo diiwaan geliyaan Wasaaradaha Owqaafta iyo Arrimaha Diinta ee dowlada Federalka iyo dowlad goboleedyada.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment