Bulsha:- Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa waxaa lagu soo dhoweeyay sacab iyo oori xilli dadka qaar ay ku qeyliyeen intii uu garoon lagu casuumay ku sugnaa oo la qaadayay heesta calanka taas oo uu madaxweynaha erayo ka mid ah uu ilaaway.
Madaxwayne Donald Trump ayaa Wajahaya Caqabado kala Duwan oo Kaga Imanaya Shacabka Maraykanka iyo Wadamo Debeda ah Waxaana Lagu eedeeyaa inuu Yahay nin Waalan ama Madaxa ka Jiran.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
About
Bulsha Arrimaha Bulshada
This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
Blogger Comment
Facebook Comment