Blogger Widgets

Daawo: Maxay Tahay Sababta Ciidanka Turkigu u Weerareen Gudaha Suuriya?

Bulsha:- Madaxwaynaha Dalka Turkiga Rajib Dayib Erdugan ayaa amar ku Siiyey Ciidamada Wadanka Turkiga inay Weerar ku Qaadaan Kooxda Kurdiyinta kuwaas oo Maraykanku Dabada Ka Riixayo Waxaana Shalay Ciidamada Turkigu Gudaha u Galeen Wadanka Suuriya.


Sababta Dhabta ah ee Maraykanku Ciidamada Kooxda Kurdiiynta u Taageerayo ayaa ah inuu ku Khalkhal Galiyo Wadanka Turkiga Waana Sababta Ciidamada Turkigu u Weerareen Gudaha Dalka Suurya.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment