Muxuu ahaa Itoobiyaankii kasoo dhex muuqday Muuqaalkii ay soo duubtay Daacishta Somalia?

Bulsha:-  Ururka Daacish qeybtiisa Buuraha Galgala ee Bariga Somaliya ayaa soo duubay muuqaal ay ku hanjabayaan in ay weerari doonaan goobaha dadweynaha iyo dowladda ee Degaannada Maamulka Puntland.

Saddex Qof oo midi Soomaali yahay labana ajaanibyihiin ayaa ka muuqda Muuqaalkan oo ay ku sheegayaan in ay kordhinayaan weerarrada ay ka fuliyaan Soomaaliya.

Mid ka mid ah labada Ajaanibta ah ee muuqaalkan ku jira waxaa uu ka soo jeedaa Dalka Itoobiya,waxaana lagu magacaabaa  Abuu Zubeyr Al-Xabashi.


Daacish waxaa ay sheegeysaa in ay kordhineyso howlgallada ay ka fuliso Gobollada Puntland,islamarkaana ay beegsan doonto meelaha muhiimka ah sida meelaha ay dadka isugu soo baxaan.












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:



Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment