MUUQAAL: Xisbiga Wadani “S.land waa Maamul Goboleed, Hadii DF-Somalia ay Maamulka Hawada la wareegtay

Bulsha:- Masuul ka tirsan Xisbiga Wadani oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa, ayaa ka hadlay Dawladda Soomaaliya oo maalintii shalay 27-sano kadib lasoo Wareegtay Maamulka Hawadda Soomaaliya, Wuxuuna Dhaliilo Culus dusha uga tuuray Wasiirkii Duulista Xukuumadii Siilaanyo oo Shacabka Been u sheegi Jiray.


“Munaasibada maamulka Hawada Soomaaliye ee Xadhiga uu ka jaray Madaxwayne Farmaajo waxay Dhabar jab ku tahay Somaliland, Waxaynu ka dhigan nahay inaynu Nahay Maamul Goboleed ka tirsan Dawladda Federaalka Soomaaliya “. Ayuu yidhi Xoghayaha Duulista iyo Hawada  ee Xisbiga Wadani Nuura-diin Diini.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment