Blogger Widgets

Muuqaal: Faarax Macalin oo Banaanka Soo Dhigay in Carabtu Wado Dhibka Somalia Video

Bulsha:- Siyaasiga Ruug Cadaaga ah ee Faarax Macalin oo ah nin aan Hadalka ka Gaban ayaa si Qotodheer uga Hadlay Faragalinta Wadamada Carabta ee Soomaaliya ee Xiligan isaga oo taabtay Halka Arrintu Salka ku Hayso.

Faarax Macalin oo la Hadlayey Warbaahinta ayaa Dhanka kale ka Hadlay halka ay kasoo Bilaabatay Dhibaatada Wadanka Soomaaliya isaga oo Farta ku Fiiqay Dagaalkii sanadkii 1977 ee Somalia iyo Ethiopia.


Faarax Macalin ayaa Sheegay in Carabtu Soomalia ka leeyihiinDano iyaga u Gaar ah Marka Laga Reebo Wadanka Qadar kaasoo Hada ay Duulaan ku Yihiin Xulufada Sucuudigu Hogaaminayo.









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment