Blogger Widgets

Daawo: Waxa kala Qabsaday Shacabka Laascaanod iyo Cabdiwali Gaas

Bulsha:- Shacabka ku dhaqan magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa dhaliilo kala duwan Dusha uga tuuray  Madaxwaynaha maamulka Puntland C.wali Maxamed Cali Gaas.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxay siwayn uga hadleen Wararka sheegaya in hada Puntland ay Qorshaynayso Taageerida Maamul Cusub oo loogu magacdaro Khaatumo, waxayna sheegeen in markii horaba Puntland ay dhibaato ku haysay Maamulkii Khaatumo ee dadku dhisteen, Hadana aysan Qusaynin Qorshaha C.wali gaas uu wato.

DAAWO WAXA KALA QABSADAY SHACABKA LAASCAANOD IYO GAAS









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment