Blogger Widgets

Daawo Toos: Munaasibadda daah-furka Maamulka Hawada Soomaaliya

Bulsha:- Waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka socota  Xaflada daah furka Maamulka Hawada Soomaaliya, iyadoo markii u horeysay muddo 27 sano lagu wado in magaalada Muqdisho laga hago hawada Soomaaliya.

Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa  Booqday ugu Horayn Halka laga Hagi Dooni Maamulka Hawada Soomaaliya,  , kaasoo dhowaan lagu rakibay magaalada Muqdisho, Waxaana hada socday Khudbadaha kala duwan   ee  Madaxda iyo Masuuliyiintu ay Jeediyaan.

Howsha soo wareejinta maamulka Hawada Soomaaliya ayaa muddo soo socotay, waxaana  tan iyo markii ay burburtay dowladdii dhexe ee Soomaaliya laga maamulayay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

HALKAN KA DAAWO MUNAASIBADA SI TOOS AH









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment