Blogger Widgets

Daawo: Shacabka Muqdisho oo si yaab leh uga hadlay Doorashada Somaliland

Bulsha:- Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa Siyaabo kala duwan uga hadlay Doorashada Madaxwayne ee ka Qabsoontay deegaanada maamulka Somaliland.


Waxay sheegeen Qaar kamid ah inay tahay wax lagu Faano, iyo guul ay gaadhay Bulshada Soomaaliyeed oo Markii hore magac xumo lagu Shaambadeeyay guud ahaanba, waxayna sidoo kale ugu baaqeen dhinaca Koonfurta inay ku daydaan oo Guud ahaanba Soomaaliya ay ka qabsoonto Doorasho Qof iyo Cod ah.

Sidoo kale waxaa ka halday Siday u arkaan Doorashada ka Qabsoonsatay Somaliland Siyaasiyiin kala duwan.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment