DAAWO: Barkhad Jibriil “Doorashadii Waa Xaaraan, Muuse Biixi Cabdi waa Madaxwaynaha Jeegaan-land

Bulsha:- Telefishinka Kalsan ayaa Qabtay Barnaamij looga hadlay doorashadii ka dhacday Somaliland,  iyo Natiijadii lagu dowaaqay ee lagu sheegay inuu kusoo baxay Muuse Biixi Cabdi.


Barkhad Jibriil Gudoomiyaha Dallada Badbaada Somaliland oo ka tirsan Xisbiga wadani  ayaa   Waraysi Lala yeeshay kaga hadlay Natiijadii kasoo Baxday Doorashadii Madaxtooyada, Wuxuuna sheegay inay ka Baydhay Jidkii loogu tala galay. “Muuse Biixi Cabdi Waa Madaxweynaha Qaybta Jeegaan Land, Musuq-maasuq iyo Khiyaano ayuu kusoo Baxay”.









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment