Basbaaska iyo toonta haweenka ayay usoo celiyaan raaxada dareenka

Bulsha:- Haween badan oo soomaali ah waxay ka sheegtaan inaysan dareemin wax kacsi ah marka ninkooda ay la raxaysanayaan, taas waxay keenaysaa in sida la rabay laysu fahmi waayo, haddaba haddii ninka uu waayo naag sheekada la waddo naag kale ayuu guursanayaa, waxaad arkaysaa rag badan soomaaliyeed oo xaas labaad raadinaya, isagoo leh xaas iyo caruur, qof rabo ma jiro inuu mashaakil badsado ama xaaskiisa hore furo, laakin duruufta ayaa waxay keentaa ninka inuu ka tago xaaskiisa, immisa nin xaaskooda ka tagtay sababtana ay tahay galmada oo luuq gasha, ninkaaga waxaad ku ilaalin kartaa inaad u raaxayso oo aad soo jiidato, waxaan kuu sheegayaa seddex cunto oo aad ku kordhin kartid  kuwaa waa wax aad u fudud oo aan u helikarno si durdur ah. 















Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment