Blogger Widgets

Muuqaal: Wasiir ka tirsanaa Somaliland oo Hurdo La’aan ku Riday Muuse Biixi

Bulsha:-  Wasiirkii Hore ee Arimaha debeda maamulka Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo dhowaan ku Biiray Xisbiga Wadani ee C.raxmaan Cirro Hogaamiyo ayaa shacabka ugu Baaqay inaysan Codkooda Siinin Muuse Biixi iyo Xisbiga Kulmiye.


Yoonis ayaa sheegay Inuu Muuse Biixi yahay Askari Islamarkaana aan la Mahadin doonin Dhibaatooyinka uu gaysto hadii uu Xilka Qabto, Wuxuuna Tusaalle usoo Qaatay dalal ka tirsan Afrika oo Askar ay Qabsatay, Dhibaatooyina laga dhaxlay.

Ugu Danbayntii Wuxuu ka jawaabay Eedaymaha loo jeedinayo Xisbiga Wadani ee ku saabsan Inuu Xidhiidh la leeyahay Xukuumada Soomaaliya.









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment