Blogger Widgets

Muuqaal: Somaliland oo ka Hadashay Qaraxii Muqdisho, Kuna Baaqday in dadka dhibku gaadhay Loo gurmado

Bulsha:- Maamulka Somaliland iyo xisbiyada siyaasadda, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay qaraxyadii ka dhacay magaalada Muqdisho, waxaanay tacsi u direen shacabka ay waxyeelladu soo gaadhay iyo dawladda Soomaaliya.


Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland Dr Sacad Cali Shire iyo gudoomiyaha Xisbiga UCID  Faysal Cali Waraabe  ayaa qaraxyadaasi ku tilmaamay kuwo murugo leh.

“Soomaali waa isku mid qudha, Dawladdo ha kala sheegatee, Alle ha  u naxariisto Dadka dhintay, Gacan ka Xaqdaran ayaa dishay, Eheladii ay ka dhinteen Gacan haloo gaysto oo ha la caawiyo” Ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment